Animeeshankan wuxuu sharxayaa sida loo unkumo nidaamka dhuxul sifeynta biyaha iyadoo la adeegsanaayo ciid. Waa nidaam sahlan oo caawiya sidii biyaha looga saari laha qaar badan oo ka mid ah wasakhda ku jirta biyaha oo keeni kara cuduro.